Tilmaamaha si fudud loo akhriyi karo ee tallaalka HPV

Tilmaamaha si fudud loo akhrin karo ee tallaalka HPV laga bilaabo Sebtembar 2023.

Tilmaamahan wuxuu ku siinayaa macluumaad ku saabsan sida tallaalka fayraska papillomavirus-ka aadanaha, oo sidoo kale loo yaqaan HPV, uu uga caawin karo joojinta dadka inay qaadaan kansarka.

Xiriiriyeyaasha iyo soo dejinta