Soo ogow macluumaadka ku saabsan tallaalka HPV
Kheyraadka
Raadi ilo kala duwan oo loogu talagalay dhalinyarada, waalidiinta/daryeelayaasha, iyo xirfadlayaasha si ay uga caawiyaan qoysaska inay go'aanno ka gaaraan tallaalka HPV.
Bulshooyinka
Ilaha aanu hayno waxaa ka mid ah fiidiyowyo ku saabsan tallaalka HPV iyo xiriiriyeyaasha mareegaha waxtarka leh.
Xirfadlayaal
Ilaha aanu bixinno waxaa ka mid ah qorshayaasha casharrada ku saabsan tallaalka HPV, fiidiyowyada dhalinyarada, iyo xiriiriyeyaasha mareegaha waxtarka leh.
Waalidiinta / daryeelayaasha
Ilahayaga waxaa ku jira fiidiyowyo si ay kaaga caawiyaan ka jawaabista su’aalaha ay waalidiintu / daryeelayaashu ka qabaan tallaalka HPV.
Dhallinyaro
Ilaha aanu hayno waxaa ka mid ah fiidiyowyo si looga jawaabo su’aalaha ay dhalinyaradu ka qabaan tallaalka HPV iyo in loo diyaariyo inay tallaalka ku qaataan dugsiga.
Su'aalo iyo Jawaabo
Soo hel jawaabaha su’aalaha caadiga ah ee ku saabsan tallaalka HPV ee ay qabaan dhalinyarada iyo waalidiinta/daryeelayaasha.