Dadka da’ kasta, jinsi kasta, iyo asal kasta leh waxay qaadi karaan kansarro uu keeno HPV.
Sannad kasta Boqortooyada Midowday (UK) qiyaastii 11, 210 qof ayaa loo sheegaa inay qabaan kansar uu keeno HPV.
Tan waxaa ka mid ah:
(MacMillan/Cilmi-baarista Kansarka)